Qeexid

"(-nno, m.dh) Qof waxa soo socda ka warrama."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaahin oo kali ah:
  • Madaxweynaha Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxaa baryahan dambe ku soo kordhaya eedaymo la xidhiidha xasuuqyadii ka dhacay magaalada Berbera xiligaas oo u ka ahaa magaalada Berbera taliyaha ciidanka NSS ta.
  • Laakiin xoggo kale oo ka soo baxay dhinacyo kale, ayaa sheegay in Daahir Rayaale Kaahin uu doonayo inuu isu taago jagada Madaxweynaha, balse warar kaa ku lid ah ayaa iyana tibaaxay in aanu isu taagaynin jagadaas.