Qeexid
"Nin guursadey xoolo siin. ld kaali."
[-aalay, -aashay]
kaal3 alay
kaal3 ashay
f.g1"Nin guursadey xoolo siin. ld kaali."
Wadaag:
(jool.) Qayb ka mid ah taxanaha waqti jiyoolojiyeedka, oo ah in ka mid ah waaga, kal naftigiisa waxaa loo sii qayb qaybiyaa saman-saman.
m.dh
Wadaag:
Fandhaal weyn oo bir ama qori ka samaysan.
Dhulmadda labadeeda qalbac midkood.
Xoolo la siiyo qof guursaday.
m.dh
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Qof caawiya qof hawl haya; gargaare.
m.l
Wadaag:
(-iyaal, m.l/dh) (fiis.) K. halbeeg. Xaddiga kulka ee loogu baahdo in uu heerkulka 1 garaam oo biyo ah kor u qaado 1° C (1° K). Halbeegga kaalori beryahan looma adeegsado xisaabinta fisikaad, waxana la qaataa Juul. 1 kaalori = 4.1868 juul.
m.l
Wadaag:
Caano fadhi ah, oo si ay u adkaadaan biyihii laga miiray oo ay lagama maarmaantahay in lagu cuno fandhaal.
m.l
Wadaag:
Ceelka meesha biyaha lagala soo baxo, darkana ku aaddan.
Meelaha shidaalka laga qaato.
m.l
Wadaag:
Ka k./u k.: dhibbato awgeed meel uga cararid.
f.mg3
-aalay, -aashay
Wadaag:
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. Tus. “Cali wargeyska ayuu iiga kaa qaatay”.
mu.dhm.ly
Wadaag: