Qeexid

"Cid caawinid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaalmee oo kali ah:
  • Ma soo laabannaa si aan dhulkeena hooyo, shacabka iyo dowladda TFG aan u kaalmeeyno?"
  • Waxa uu digniin u direy dadka kaalmeeya dambiilayaasha iyo kuwa ka daba yimaada oo u dacwooda, waxaana uu sheegey in aan arintaasi loo baahneyn ayna la mid noqoqnayaan dambiilayaasha.