Qeexid

"Nin guursaday xoolaha la siiyo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaalo oo kali ah:
  • Guddoomiyaha Kaalo Maxamuud Sheekh Xaamid ayaa waxa uu sheegey in xiligan la isla gartey dhibaatada uu leeyahay gudniinku, waxaana uu sheegey in loo baahan yahay in laga gudbo oo la joojiyo haweenka.
  • Maxamud Sheekh Xaamid Madaxa Kaalo oo iyadu hirgalineysa mashruucan ayaa waxa uu sheegey in ay doonayaan in si wanaagsan ay Eyl uga hirgashaan Mashruucan si looga faa’iideysto.