Qeexid

"K. ah: wax dhan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaamil oo kali ah:
  • Ugu danbey maamulka waxaan kula talin lahaa Ogaada qof kaamil ah ma jiro oo qof walboo bani’aadan ah wuu qaldamaa oo qaladkiina isku daya inaad saxdaan.
  • Hargeysa (Haatuf): Faysal Kaamil Ciise ayaa maalinimadii Khamiista ee toddobaadkii hore boolisku xidhay, wuxuuna hadda ku xidhan yahay saldhigga dhexe ee booliska Hargeysa, iyadoo uu Faysal xubin ka yahay golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE.