Qeexid
"Wax kala dhiman dhameystirid. ld kammil."
[-ilay, -ishay]
kaamil2 lay
kaamil2 shay
f.g1"Wax kala dhiman dhameystirid. ld kammil."
Wadaag:
Wax la kaamilay ahaansho. ld kammilan2.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax la kaamilay noqosho. ld kammilan1.
f.mg1
Wadaag:
Fandhaal weyn oo bir ama qori ka samaysan.
Dhulmadda labadeeda qalbac midkood.
Xoolo la siiyo qof guursaday.
m.dh
Wadaag:
(-bayaal, m.l/dh) Nafley bad ku nool ah oo leh jir qolof adag ku dahaarantahay iyo toban lugood, lana cuno.
m.l
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Horay iyo gadaal si welwelsan ugu socosho.
f.mg1
Wadaag:
Cid taageero u fidin ama wax tarid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. Tus. “Cali wargeyska ayuu iiga kaa qaatay”.
mu.dhm.ly
Wadaag:
(u) Daloola ku yaal doonida miilkeeda dambe iyo madaxa shukaanta.
Kala k.: wax kala duwan.
m.l
Wadaag: