Qeexid Xigta
ld kammilid.
ld kammilid.
Wadaag:
Wax kala dhiman dhameystirid. ld kammil.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax la kaamilay noqosho. ld kammilan1.
f.mg1
Wadaag:
Wax la kaamilay ahaansho. ld kammilan2.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(fiis.) Burburka dabiiciga ah ee ku dhaca bu'da atamyada qaarkood, ayna weheliso bixinta saxarrada alfa, bu'da heliyam, saxarrada beta elektaroonno, ama fallaaraha gaama.
m.dh
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Horay iyo gadaal si welwelsan ugu socosho.
f.mg1
Wadaag: