Qeexid
"(-do, m.l) Kiish timirta lagu guro, wareegsan oo qaada 20-25 kiilo."
"(-do, m.l) Kiish timirta lagu guro, wareegsan oo qaada 20-25 kiilo."
Wadaag:
(-do, m.l) (dii.) Haweenay aan diinta Islaamka rumeysnayn.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Liid maro ah oo qurxinawgeed loogu tolo dacallada maryaha la xirtoiyo daahyada.
m.dh
Wadaag:
Xannuun sida holaca u kulul oo nabar ama meelbugtaa yeelato.
Waraaq yar oo afar gees ah oo wax lagu qorto.
ld kaarid.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (juqr.) Khariidad nooc ay doontaba ha ahaatee; amase khariidad loogu talaggalay inay caawiso badmareennada.
m.dh
Wadaag:
Qori dheer oo masaxiisa ballaaran oo daloola shukaanta afkeeda kore oo fiiqan la gesho, madaxiisa kalena shukaanhayuhu gacanta ku hayo oo doonida ku duduwo.
m.dh
Wadaag:
Qolka fadhiga ee guriga.
Barxadda guriga hortiisa ku taal.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Qalab yar oo gacan buuxis ah oo dhexda ku leh xalleefato loo isticmaalo turxaanbixinta iyo sulux ka dhigidda alwaaxda; raando.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Shanta qaybood ee waaweyn oo dhulku u qaybsan yahay middood.
m.dh
Wadaag:
Firiiric yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylku jiro.
Tebidda la tebo wax loo baahanyahay sida shaaha, jaadka, sigaarka iwm. ld xaraa radow1.
m.dh
Wadaag: