Qeexid
"Qof cartamay ahaansho."
[-naa, -nayd]
kaarran aa
kaarran ayd
f.mg4"Qof cartamay ahaansho."
Wadaag:
Wax dardartiisii qaba ahaansho; firfircoonaan iyo himmo ka buuxdo.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(u) Daloola ku yaal doonida miilkeeda dambe iyo madaxa shukaanta.
Kala k.: wax kala duwan.
m.l
Wadaag:
Xannuun sida holaca u kulul oo nabar ama meelbugtaa yeelato.
Waraaq yar oo afar gees ah oo wax lagu qorto.
ld kaarid.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) (dii.) In Eebbe cid waxyeello gaarsiiyo baryid.
f.mg1
Wadaag:
(-do, m.l) Kiish timirta lagu guro, wareegsan oo qaada 20-25 kiilo.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (juqr.) Khariidad nooc ay doontaba ha ahaatee; amase khariidad loogu talaggalay inay caawiso badmareennada.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Wax la xidhiidha in ka badan hal weji. Iskujir kala kaan ah, tusaale ahaan, wuxuu ka koobanyahay laba ama dhowr weji oo kala muuqda.
m.l
Wadaag:
(-no, m.dh) Organ wada qaba habdhisyada taranka iyo kaadi mareenka.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qoryaha ceelka afkiisa la saaro ee marka ceelka wadaanta laga soo saarayo dawliska lagu dul jiido; makaab.
m.l
Wadaag:
(-so, m.l) Luqunta iyo feeraha lafta u dhexeysa, garbahana kala reebta.
m.dh
Wadaag:
kaarboon laba-ogsaydh m.l (kiim.) Neef aan ololin, midablaawe ah; urna aan lahayn oo samaysanta marka kaarboonka lagu gubo meel ogsijiintu ku badantahay. Neef qaadashaduna way soo saartaa neeftaasi. Kaarboon laba-ogsaydhka ku jira atmosfeerku waa 0.03 % mug ahaan, dhirtuna waxay u rogtaa kaarboo haydareytyo marka footoosintasisku dhacayo.
Wadaag:
Wax aan garasho badan lahayn ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Qof xafiis, dukaan iwm ka shaqeeya oo wixii qorid u baahan qora.
m.l
Wadaag:
Meel dhibaato leh meel ka fiican ka doorsasho.
Jirro ka bogsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: