Qeexid
"ld kaashasho."
"ld kaashasho."
Wadaag:
(kuwaas, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Kaas ayaa fiican”. ld kaa1
mu.ti.l
Wadaag:
Dibkabe tilmaame oo magac lab dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Dukaankaas Cali baa leh”. ld kaa4.
dk.ti.l
Wadaag:
Caws, nagaar iwm aqal ku goglid.
f.g1
-shay, -shtay
Wadaag:
Caws nagaar iwm oo aqallada lagu goglo, si reyska gogosha looga xijiyo.
m.l
Wadaag:
Aqal kashkaash ku goglasho.
f.g3
-shtay, -shatay
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Waraaqaha turubka midka yeekaha ku xiga oo boqorka ku sawiranyahay. ld baash.
m.l
Wadaag:
Xoolo cid laga soo kaxaystay si loo maalo kaddibna loo celiyo. ld maal1 (2).
m.dh
Wadaag:
(-iyo, m.l) Bar weyn oo midab ah oo ku taal neef xoola ah oogadiisa. ld gaasho, geesho.
m.dh
Wadaag:
Wax la kashkaashay ahaansho.
f.mg4
-shnaa, -shnayd
Wadaag:
Dufan ama labeen udug leh oo oogada la marsado.
ld dhaashasho.
m.l
Wadaag: