Qeexid
"(-uummo, m.dh) ld kaatuun."
"(-uummo, m.dh) ld kaatuun."
Wadaag:
(-uummo, m.dh) Shay ka samaysan badanaa macdan qaali ah oo qurux darteed faraha gacmaha loo gashado; marwad, faraati, fargashi. ld kaatun.
m.l
Wadaag:
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. Tus. “Cali wargeyska ayuu iiga kaa qaatay”.
mu.dhm.ly
Wadaag:
(u) Daloola ku yaal doonida miilkeeda dambe iyo madaxa shukaanta.
Kala k.: wax kala duwan.
m.l
Wadaag:
Midab u dhow casuuraa.
Dhar adag oo badanaa askartu xirato.
m.l
Wadaag:
Fandhaal weyn oo bir ama qori ka samaysan.
Dhulmadda labadeeda qalbac midkood.
Xoolo la siiyo qof guursaday.
m.dh
Wadaag:
Nin guursadey xoolo siin. ld kaali.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Xannuun sida holaca u kulul oo nabar ama meelbugtaa yeelato.
Waraaq yar oo afar gees ah oo wax lagu qorto.
ld kaarid.
m.l
Wadaag:
(kuwaas, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Kaas ayaa fiican”. ld kaa1
mu.ti.l
Wadaag:
Dibkabe tilmaame oo magac lab dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Dukaankaas Cali baa leh”. ld kaa4.
dk.ti.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Meesha laga qodo dhagaxa, guruuraxa, ciidda iwm oo wax lagu dhiso.
m.dh
Wadaag: