Qeexid
"Aalad dhuxul ama koronto kululeyso oo dharka la marmariyo, si jactadka looga bi'iyo."
Qeexid Xigta
ld kaawi1.
"Aalad dhuxul ama koronto kululeyso oo dharka la marmariyo, si jactadka looga bi'iyo."
ld kaawi1.
Wadaag:
Wax kaawiyad jactad kaga bi'in.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Wax la kaawiyadeeyay ahaansho
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
eeg kaawi-yadeysan. ld kaawiyadeysnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Shay adag mid ka jilicsan ku garaacid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
ld kaawiyad.
Qoray lagu calaamadeeyo meelaha shabaagta la dhigo.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Meesha laga qodo dhagaxa, guruuraxa, ciidda iwm oo wax lagu dhiso.
m.dh
Wadaag:
Qori dheer oo masaxiisa ballaaran oo daloola shukaanta afkeeda kore oo fiiqan la gesho, madaxiisa kalena shukaanhayuhu gacanta ku hayo oo doonida ku duduwo.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Kiish timirta lagu guro, wareegsan oo qaada 20-25 kiilo.
m.dh
Wadaag:
Hilib la jarjaray dheecaan dab kaga saarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: