Qeexid
Wax kaawiyad jactad kaga bi'in.
[-deeyay, -daysay]
f.g2Wax kaawiyad jactad kaga bi'in.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Aalad dhuxul ama koronto kululeyso oo dharka la marmariyo, si jactadka looga bi'iyo.
Qeexid Xigta: ld kaawi1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la kaawiyadeeyay ahaansho
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg kaawiyadee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg kaawi-yadeysan. ld kaawiyadeysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld kaawi yadeysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Shay adag mid ka jilicsan ku garaacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld kaawiyad.
Qeexid Xigta: Qoray lagu calaamadeeyo meelaha shabaagta la dhigo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg kaawi2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Cid khasiyad ku sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Meesha laga qodo dhagaxa, guruuraxa, ciidda iwm oo wax lagu dhiso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]