Qeexid

"(kuwayaga, w) magacuyaal lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Baabuurkiinna, kaayaga ayaa ka weyn”. ld Kayaga1,"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

laahansho naxwe,

laahansho / possessive

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaayaga oo kali ah:
  • Annaga XAQSOOR ballan baa noo taallay oo maalintii la samaynayey waxaan ku idhi Xasan Ciisow inaabti haddaad soo baxdo kaaga ayaannu imanaynaa, haddii aannu soo baxnana kaayaga kaalay, markaa iyagana gogosha waannu u fidinaynaa.
  • “Ma jiro iskuul aan kaayaga ahayn oo leh sanad walba manhaj waxbarasho oo wata buugaagtiisii iyo dhamaan qalabkiisii oo dhan,” ayuu yidhi maamuluhu.