Qeexid
"Wax ku kaltamid."
[-stay, -satay]
kaayeys tay
kaayeys atay
f.mg3"Wax ku kaltamid."
Wadaag:
Ku k.: keli ku ahaansho (wax).
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah, oo kuwa lala hadlayaa aysan ku jirin. Tus. “Waa isku kaayo mid”. ld kayo1.
mu.dhm.ly
Wadaag:
Hanti gaar ah sida baabuur, guri iwm ijaarasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax soconaya oo meel joogey wadasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(kuwayaga, w) magacuyaal lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Baabuurkiinna, kaayaga ayaa ka weyn”. ld Kayaga1,
mu.lh.l
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Dalkaayaga ayaa ka ballaaran dalkiinna”. ld kayaga2, kaayo2, kayo2.
dk.lh.l
Wadaag: