Qeexid
"Wax meel ku qarsasho."
[-saday, -satay]
kaays aday
kaays atay
f.g3"Wax meel ku qarsasho."
Wadaag:
Wax soconaya oo meel joogey wadasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Meel dhibaato leh meel ka fiican ka doorsasho.
Jirro ka bogsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Dareere kabbo kabbo u cabbid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah, oo kuwa lala hadlayaa aysan ku jirin. Tus. “Waa isku kaayo mid”. ld kayo1.
mu.dhm.ly
Wadaag:
Haweeney kur samaysasho; sagaalaysasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(kuwayaga, w) magacuyaal lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Baabuurkiinna, kaayaga ayaa ka weyn”. ld Kayaga1,
mu.lh.l
Wadaag:
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. Tus. “Cali wargeyska ayuu iiga kaa qaatay”.
mu.dhm.ly
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Dalkaayaga ayaa ka ballaaran dalkiinna”. ld kayaga2, kaayo2, kayo2.
dk.lh.l
Wadaag: