Qeexid
"(-bo, m.l) Jaamo harag, caag iwm ah oo inta laysku toltolo, cagaha la gashado. ld kob (4)."
"(-bo, m.l) Jaamo harag, caag iwm ah oo inta laysku toltolo, cagaha la gashado. ld kob (4)."
Wadaag:
Xoolo aad u harraadan ama u gaajeysan biyo badan oo ay cabbeen ku wareerid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax si dhib leh ku helid; tacbid.
f.g1
-sbay, -sabtay
Wadaag:
Wax kala jabay ama kala go'ay kab ku xirid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Qoryaha laf jabtay lagu xiro si ay isu qabsato.
In yar oo maro, bir, qoray ah oo wax jabay ama duleeshamay lagu awdo.
ld kabid.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax jabay kabniin ku samaysasho.
(f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Cudur oogada u yeela nabarro badan oo buurbuuran oo baruur adag ah.
m.l
Wadaag:
(f.g) Kabo illasho.
(f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Caleen dhul-beereedka ka baxda oo inta la kariyo soorta lagu iidaamo.
m.l
Wadaag:
Caano iwm cid hal kabbo ka siin. ld kebbi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(dii.) Dhismo muqaddas ah oo muslimiintu u jiheystaan markay tuka nayaan, oo Maka ku yaal. ld kacbo.
m.dh
Wadaag:
Cid xadid iyadoon waxba lagu reebin; mooradduug.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Ganasade awr wax ku safrista; oo cidaha miyiga la guura.
Hanti yar oo la siiyo qof ganacsi loo abbaansado.
m.dh
Wadaag: