Qeexid
"Dareen beelidda ku dhacda meel jirka ka mid ah."
Qeexid Xigta
Daawo la qaato oo jirka ka lumisa dareenka.
"Dareen beelidda ku dhacda meel jirka ka mid ah."
Daawo la qaato oo jirka ka lumisa dareenka.
Wadaag:
Hilib shiidan oo dhir lagu daray oo inta la kuuskuuso la shiilo.
m.l
Wadaag:
Meel jirka ka mid ah dareenka ka qaadid.
f.g2
-eeyay, -eeysay
Wadaag:
Wax kabaabyo hayso ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Summad geela lagu dhigto oo ah udub kor u jeeda oo meela kala duwan lagu dhigo; udub.
Kal xoog leh oo awrta marka la dhaaminayo la isticmaalo.
m.l
Wadaag:
Dareemaha xubnaha jirka midkood oo is dhimma waxyeello darteed lana dareemo jiriiricyo.
m.dh
Wadaag:
Janfar, jeefaar; dhalfo.
Qalab qori ama bir ka sameysan lehna albaab iyo khaanado, dharka iwm lagu rito; armaajo.
m.l
Wadaag:
Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto oo loo socdo. ld kabax kabax.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) (muus.) Alaabaha muusikada nooc ka mid ah. ld kaman.
m.l
Wadaag: