Qeexid

"Summad geela lagu dhigto oo ah udub kor u jeeda oo meela kala duwan lagu dhigo; udub."

Qeexid Xigta

Kal xoog leh oo awrta marka la dhaaminayo la isticmaalo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine