Qeexid
"Qab weyn muujin, qof yeeshay wiilal, maal, magac iwm."
[-day, -dday]
kabaraad2 ay
kabaraad2 day
f.mg1"Qab weyn muujin, qof yeeshay wiilal, maal, magac iwm."
Wadaag:
Qab weyni dadka ku dhalata marka uu helo maal, wiilal, magac iwm.
m.l
Wadaag:
Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato.
m.dh
Wadaag:
Ganasade awr wax ku safrista; oo cidaha miyiga la guura.
Hanti yar oo la siiyo qof ganacsi loo abbaansado.
m.dh
Wadaag:
Janfar, jeefaar; dhalfo.
Qalab qori ama bir ka sameysan lehna albaab iyo khaanado, dharka iwm lagu rito; armaajo.
m.l
Wadaag:
Wax dhici doona mala-awaalid.
Dhacdooyin tilmaamid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Nooc shinbiraha ka mid ah oo aan duulimaad badneyn, abuurka beertana la baxda. Midab bey ah leh oo hilibkeeda la cuno. ld barakadley.
m.dh
Wadaag:
Nafley jirran, wax naftu dhibayso noqosho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Wax isku jirey kala soocid.
Af, indho iwm kala furid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Summad geela lagu dhigto oo ah udub kor u jeeda oo meela kala duwan lagu dhigo; udub.
Kal xoog leh oo awrta marka la dhaaminayo la isticmaalo.
m.l
Wadaag:
Ku a.: muddodheer xaalad gaar ah ku sugnaan, ku waarid.
Duugoobid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: