Qeexid
"Nooc shinbiraha ka mid ah oo aan duulimaad badneyn, abuurka beertana la baxda. Midab bey ah leh oo hilibkeeda la cuno. ld barakadley."
"Nooc shinbiraha ka mid ah oo aan duulimaad badneyn, abuurka beertana la baxda. Midab bey ah leh oo hilibkeeda la cuno. ld barakadley."
Wadaag:
Janfar, jeefaar; dhalfo.
Qalab qori ama bir ka sameysan lehna albaab iyo khaanado, dharka iwm lagu rito; armaajo.
m.l
Wadaag:
Ganasade awr wax ku safrista; oo cidaha miyiga la guura.
Hanti yar oo la siiyo qof ganacsi loo abbaansado.
m.dh
Wadaag:
Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato.
m.dh
Wadaag:
(-so, m.l) Luqunta iyo feeraha lafta u dhexeysa, garbahana kala reebta.
m.dh
Wadaag:
Meel dhibaato leh meel ka fiican ka doorsasho.
Jirro ka bogsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Qab weyn muujin, qof yeeshay wiilal, maal, magac iwm.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Qab weyni dadka ku dhalata marka uu helo maal, wiilal, magac iwm.
m.l
Wadaag:
Summad geela lagu dhigto oo ah udub kor u jeeda oo meela kala duwan lagu dhigo; udub.
Kal xoog leh oo awrta marka la dhaaminayo la isticmaalo.
m.l
Wadaag:
Hilib shiidan oo dhir lagu daray oo inta la kuuskuuso la shiilo.
m.l
Wadaag: