Qeexid
"Cid xadid iyadoon waxba lagu reebin; mooradduug."
[-bay, -btay]
kabasiib2 ay
kabasiib2 tay
f.g1"Cid xadid iyadoon waxba lagu reebin; mooradduug."
Wadaag:
(-byo, m.dh) Tuug aan waxba reebin.
(-byo, m.dh) Kaballeef.
ld kabasiibid.
m.l
Wadaag:
Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto oo loo socdo. ld kabax kabax.
m.dh
Wadaag:
(-bo, m.l) Jaamo harag, caag iwm ah oo inta laysku toltolo, cagaha la gashado. ld kob (4).
m.dh
Wadaag:
Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo saarid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto u socosho. ld kabax-kabaxlee.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Janfar, jeefaar; dhalfo.
Qalab qori ama bir ka sameysan lehna albaab iyo khaanado, dharka iwm lagu rito; armaajo.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) (muus.) Alaabaha muusikada nooc ka mid ah. ld kaman.
m.l
Wadaag:
Summad geela lagu dhigto oo ah udub kor u jeeda oo meela kala duwan lagu dhigo; udub.
Kal xoog leh oo awrta marka la dhaaminayo la isticmaalo.
m.l
Wadaag:
Ganasade awr wax ku safrista; oo cidaha miyiga la guura.
Hanti yar oo la siiyo qof ganacsi loo abbaansado.
m.dh
Wadaag:
Hilib shiidan oo dhir lagu daray oo inta la kuuskuuso la shiilo.
m.l
Wadaag:
Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato.
m.dh
Wadaag: