Qeexid

"Meel ciidda laga qaado si ceel iwm looga dhigo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kabax oo kali ah:
  • "waxaan Cunaa oo aan ku noolnahay Cagaarka kabaxa geedaha markii aan wax kale weynay,mana jirto Gurmad aan ka helno Hay'adaha Samafalka,waxaan Codsaneynaa Gurmad Bani'aadanimo"ayay markale si murugo leh u tiri Haweeneydaasi.
  • Geedkaan asal ahaan badidiisa waxa uu kabaxaa dalalka Itoobiya, Yamaniyo Kenya, waxa uuna leeyahay noocyo badan waxana uu aad ugu faafay oo uu saamayn wayn ku yeeshay wadanka Soomaaliya so si aad ah looga cuno.