Qeexid

"Kabjad."

Qeexid Xigta

Qalab nafley jabtay lagu kabo.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kabay oo kali ah:
  • Wasiirka ku-meel gaadhka ee Saliidda Ciraaq oo Mareykanku magacaabey ayaa sheegey in ay dhowr maalmood qaadan doonto inta laga kabayo dhuumahaas.
  • Sawirka 6) inan Gacantu jabtay isagoo si toosa loo kabayo bilaa suuxdin.