Qeexid
"Dareere kabbo kabbo u cabbid."
[-stay, -satay]
kabbays tay
kabbays atay
f.g3"Dareere kabbo kabbo u cabbid."
Wadaag:
Ubad si habboon u barbaarsasho.
Xayawaan rabbaayad ka dhigasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Caano, fuud, shaah iwm aan kululayn kabbasho. ld kabbaqubleyso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax soconaya oo meel joogey wadasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
K. ah: nafley cudur ku dhacay kana bogsootay oo jirkeedu sameystay difaac.
m.l.kh
Wadaag:
(daaw.) Xaaladda aanu xayawaanku u nuglayn caabuqa kaga yimaada noolayaasha cudurrada dhaliya ama waxyeellada ka soo gaadhi karta suntooda; kabbaxu waxa uu ku xidhanyahay marka ay dhiigga ku jiraan lid jidh-galayaal iyo unugyada cad-cadi (limfosayto) kuwaas oo soo saara jawaabis kabbaxeed.
m.l
Wadaag:
Meel dhibaato leh meel ka fiican ka doorsasho.
Jirro ka bogsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(f.g) Kabo illasho.
(f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Caano iwm cid hal kabbo ka siin. ld kebbi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ro, m.dh) Meel laba dhabbe ama xarriiqood isku weydaartaan.
m.l
Wadaag:
K. ah: shaah, fuud iwm oo aan kululayn, si fiicanna loo kabban karo; qandac; kuljiir. ld kabbaquble.
m.l.kh
Wadaag: