Qeexid
"ld kebbis2."
[-say, -stay]
kabbis2 ay
kabbis2 tay
f.g1"ld kebbis2."
Wadaag:
Caano iwm cid hal kabbo ka siin. ld kebbi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid caano iwm in uu kabbado u oggolaansho. ld kebbisii.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Lakab adag oo ka samaysan dhagax, dhoobo, qoryo iwm. meel ku sameyn. ld kabbis2.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Is dh.: wax hurda iska dhigid.
U dh.: wax u qabasho.
f.g
-say, -stay
Wadaag:
Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar oo kol afka lagu qaado.
Qasac yar oo lagu cabbiro, saliid, gaas iwm.
m.dh
Wadaag:
Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar kol afka ku qaadid.
f.g3
-baday, -batay
Wadaag:
K. ah: nafley cudur ku dhacay kana bogsootay oo jirkeedu sameystay difaac.
m.l.kh
Wadaag:
(daaw.) Xaaladda aanu xayawaanku u nuglayn caabuqa kaga yimaada noolayaasha cudurrada dhaliya ama waxyeellada ka soo gaadhi karta suntooda; kabbaxu waxa uu ku xidhanyahay marka ay dhiigga ku jiraan lid jidh-galayaal iyo unugyada cad-cadi (limfosayto) kuwaas oo soo saara jawaabis kabbaxeed.
m.l
Wadaag: