Qeexid
"Cid caano iwm in uu kabbado u oggolaansho. ld kebbisii."
[-iiyay, -iisay]
kabbisi iyay
kabbisi isay
f.g2"Cid caano iwm in uu kabbado u oggolaansho. ld kebbisii."
Wadaag:
Caano iwm cid hal kabbo ka siin. ld kebbi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar kol afka ku qaadid.
f.g3
-baday, -batay
Wadaag:
Qof wax ku dhib ah in uu ku dhawaaqo u suurtaggelin
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar oo kol afka lagu qaado.
Qasac yar oo lagu cabbiro, saliid, gaas iwm.
m.dh
Wadaag:
K. ah: nafley cudur ku dhacay kana bogsootay oo jirkeedu sameystay difaac.
m.l.kh
Wadaag:
(daaw.) Xaaladda aanu xayawaanku u nuglayn caabuqa kaga yimaada noolayaasha cudurrada dhaliya ama waxyeellada ka soo gaadhi karta suntooda; kabbaxu waxa uu ku xidhanyahay marka ay dhiigga ku jiraan lid jidh-galayaal iyo unugyada cad-cadi (limfosayto) kuwaas oo soo saara jawaabis kabbaxeed.
m.l
Wadaag:
Dareere kabbo kabbo u cabbid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: