Qeexid
"Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar kol afka ku qaadid."
[-baday, -batay]
kabbo2 aday
kabbo2 atay
f.g3"Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar kol afka ku qaadid."
Wadaag:
Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar oo kol afka lagu qaado.
Qasac yar oo lagu cabbiro, saliid, gaas iwm.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.l) Lebbis qaab shaati leh qariya qoorta ilaa lawga, qaro uu dhaxanta ku celiyana leh.
m.l
Wadaag:
Caano iwm cid hal kabbo ka siin. ld kebbi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
In yar oo caano, biyo iwm ah oo mar afka lagu qaado
m.dh
Wadaag:
Wax tacbasho.
Cid kalsoonideeda hanasho.
f.g3
-baday, -batay
Wadaag:
K. ah: nafley cudur ku dhacay kana bogsootay oo jirkeedu sameystay difaac.
m.l.kh
Wadaag:
(daaw.) Xaaladda aanu xayawaanku u nuglayn caabuqa kaga yimaada noolayaasha cudurrada dhaliya ama waxyeellada ka soo gaadhi karta suntooda; kabbaxu waxa uu ku xidhanyahay marka ay dhiigga ku jiraan lid jidh-galayaal iyo unugyada cad-cadi (limfosayto) kuwaas oo soo saara jawaabis kabbaxeed.
m.l
Wadaag:
Dareere kabbo kabbo u cabbid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax kala jabay ama kala go'ay kab ku xirid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Cid caano iwm in uu kabbado u oggolaansho. ld kebbisii.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Qoryaha laf jabtay lagu xiro si ay isu qabsato.
In yar oo maro, bir, qoray ah oo wax jabay ama duleeshamay lagu awdo.
ld kabid.
m.l
Wadaag:
(-bo, m.l) Jaamo harag, caag iwm ah oo inta laysku toltolo, cagaha la gashado. ld kob (4).
m.dh
Wadaag: