Qeexid
"In yar oo caano, biyo iwm ah oo mar afka lagu qaado"
"In yar oo caano, biyo iwm ah oo mar afka lagu qaado"
Wadaag:
(-dyo, m.l) Lebbis qaab shaati leh qariya qoorta ilaa lawga, qaro uu dhaxanta ku celiyana leh.
m.l
Wadaag:
Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar kol afka ku qaadid.
f.g3
-baday, -batay
Wadaag:
Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar oo kol afka lagu qaado.
Qasac yar oo lagu cabbiro, saliid, gaas iwm.
m.dh
Wadaag:
Caano iwm cid hal kabbo ka siin. ld kebbi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Figrad, dood iwm isku khilaafid.
Bur iyo biyo u kala bixid (caano)
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Waqti u cuntama arrin ama hawl la qaban lahaa; fursad.
m.l
Wadaag:
eeg kabbaqabley-so. ld kabbaqableysi, kabbaqubleysasho, kabbaqubleysi.
m.f.dh
Wadaag: