Qeexid
"K. ah: nafley xoog yaraatay qabow awgiis."
"K. ah: nafley xoog yaraatay qabow awgiis."
Wadaag:
Bir dhuuban, daab xooggan leh oo weelasha lagu xordo.
m.l
Wadaag:
Qalab bir ah oo weelasha qoriga ah gudaha looga qoro; xalleefato.
m.l
Wadaag:
Wax dirqi meel ciriiriyoon ku gelin.
Ku k.: xoolo iwm cayrin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhiibashada cod laga dhiibto wax la dooranayo. ld codbixin.
m.l
Wadaag:
(-bo, m.l) Jaamo harag, caag iwm ah oo inta laysku toltolo, cagaha la gashado. ld kob (4).
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax jabay kabniin ku samaysasho.
(f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Qoryaha laf jabtay lagu xiro si ay isu qabsato.
In yar oo maro, bir, qoray ah oo wax jabay ama duleeshamay lagu awdo.
ld kabid.
m.l
Wadaag: