Qeexid
"Xeego."
"Xeego."
Wadaag:
Geed quwaax gaaban, xagarka u eg oo leh asal wanaagsan. ld gabrar.
m.dh
Wadaag:
Ganasade awr wax ku safrista; oo cidaha miyiga la guura.
Hanti yar oo la siiyo qof ganacsi loo abbaansado.
m.dh
Wadaag:
Roobka badan ee da'a marka guga roobyaraan looga baqayo xilligii dhammaado.
Xalxal; barar.
m.l
Wadaag:
(-ddo, m.dh) Qoryo yaryar oo afka baaruud ku leh, oo markii meel lagu xoqo deb bixiya; qaraf; tarraq. ld kebriid, kibriid.
m.l
Wadaag:
Wax kala jabay ama kala go'ay kab ku xirid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(f.g) Wax jabay kabniin ku samaysasho.
(f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Maro, darbaal iwm oo meeli ka daloosho karin saarasho.
f.g3
-oday, -otay
Wadaag:
Qoryaha laf jabtay lagu xiro si ay isu qabsato.
In yar oo maro, bir, qoray ah oo wax jabay ama duleeshamay lagu awdo.
ld kabid.
m.l
Wadaag:
(-bo, m.l) Jaamo harag, caag iwm ah oo inta laysku toltolo, cagaha la gashado. ld kob (4).
m.dh
Wadaag:
Nafley badan meel wada fariisasho. ld gabaaro.
f.g3
-raday, -ratay
Wadaag:
Caleen dhul-beereedka ka baxda oo inta la kariyo soorta lagu iidaamo.
m.l
Wadaag:
(dii.) Dhismo muqaddas ah oo muslimiintu u jiheystaan markay tuka nayaan, oo Maka ku yaal. ld kacbo.
m.dh
Wadaag:
Cid si wanaagsan oo aan hagrasho lahayn wax ugu qabasho.
f.g3
-raday, -ratay
Wadaag: