"Dareemaha xubnaha jirka midkood oo is dhimma waxyeello darteed lana dareemo jiriiricyo."
Wadaag:
Kabuub yoo dareemid.
f.mg3
-ooday, -ootay
eeg kabuubyoo.
m.f.l
Dareen beelidda ku dhacda meel jirka ka mid ah.
Daawo la qaato oo jirka ka lumisa dareenka.
m.dh
Cudur oogada u yeela nabarro badan oo buurbuuran oo baruur adag ah.
m.l