Qeexid
Cid kacaan ka dhigid.
Qeexid Xigta
Wax cusbooneysiin. ld kacaami.
[-meeyay, -maysay]
f.g2Cid kacaan ka dhigid.
Wax cusbooneysiin. ld kacaami.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld kacaamee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld kacaamayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: Cid karaamo siin (Eebbe).
Qeexid Xigta: Cid xurmayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld kacaan1 (4).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg kacaamee. ld ka caamin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Isbeddel hawada gala oo keena kuleyl iyo daruuro badan oo muujinaya saadaal roob.
Qeexid Xigta: Isbeddel siyaaso, dhaqaale iyo bulsho oo qaran gudihiisa ku dhaca; tawrad.
Qeexid Kale: Hiyikaca ku dhaca qof safar raba inuu galo. 4. ld kacaamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Hiyi kicid.
Qeexid Xigta: Hawo isbeddelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.kh
Qeexid: K. ah: haweenay kacaan ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Qeexid: (-meyay, meysay) ld khayaanee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: ld khayaanee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: Cid qaan gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Geed laamo yeelasho.
Qeexid Xigta: Ilmo laan yar la dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Wax raan u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Wax raad ku reebid.
Qeexid Xigta: Wax cid khuseyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Qof aan mabaadi' kacaan u hoggaansanayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Kacaan ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Meel laba xiddigood u dhaxeysa oo aan midna u bursanayn fariisasho (dayax).
Qeexid Xigta: Maro iwm.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: (f.g) Kab cid la dhicid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Iyadoo cagaha iyo sacabbada laga shanqarinayo ciyaar dheelid.
Qeexid Kale: (f.g) Jaamo ka dhigid: cad cad ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Cid caawinid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Istaagid, joogsasho, sarakicid.
Qeexid Xigta: Maalbeelid, khasaarid.
Qeexid Kale: Roob da'ayey qaadid. 4. U k.: tegid, aadid. 5. Ula k.: kas u yeelid; maagid. 6. Ku k.: yeelid, samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]