Qeexid
Dib u caaliridda nabar la moodaayay in uu bogsooday dib u caaliro.
Qeexid Xigta
ld kacdoodid. ld kacdoon.
Dib u caaliridda nabar la moodaayay in uu bogsooday dib u caaliro.
ld kacdoodid. ld kacdoon.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Nabar inuu bogsaday la moodayey caalirid. ld kacdoon2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld kac-dood1, kacdoomid, kacdoon1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld kacdoodid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (taar.) Bannanbax lama filaan u dhaca ay la socoto xasillooni daro laguna diiddanyahay siyaasad dal laguna doonayo isbeddel siyaasadeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: ld kacdood2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld kacdoodid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld kadiidyood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cudur si degdeg ah wax u dila; habaar.
Qeexid Xigta: Dhul taag ah, dhagax leh oo dhirtu ku yartahay.
Qeexid Kale: ld baroodid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Orodka fardaha billowga ilaa iyo inta uu ka xiiqaayo.
Qeexid Xigta: Booddada hore oo farasku orodka billaabaayo. ld kacdimid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-imay, -intay; -imi) Faras kacdin ordid. ld kactin2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Cudur nafley degdeg u dilid.
Qeexid Xigta: ld barood2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Istaagid, joogsasho, sarakicid.
Qeexid Xigta: Maalbeelid, khasaarid.
Qeexid Kale: Roob da'ayey qaadid. 4. U k.: tegid, aadid. 5. Ula k.: kas u yeelid; maagid. 6. Ku k.: yeelid, samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg kabboo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.l) Lebbis qaab shaati leh qariya qoorta ilaa lawga, qaro uu dhaxanta ku celiyana leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Faras kacdin cayrin.
Qeexid Xigta: Faras kacdin gelin. ld kactimi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg kacdimi. ld kactimin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld kacdin1, kactin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Lafaha gebiga ah oo indhaha ka korreeya oo sunnayaashu ku yaalliin midkood.
Qeexid Xigta: Hadal hoos laysugu sheego; faq.
Qeexid Kale: Xodxodasho. 4. Neef bayr leh oo aan la qaban karin; farow. 5. (m.l./dh) (- do, m.l) Dhul siman meel ka yara sarreysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
dk.lh.l
Qeexid: ld kooda2.
dk (Dibkabe) - Dibkabe (suffix) [Qeyb: naxwe]
lh (laahansho) - laahansho (possessive) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]