Qeexid
"ld kacdoodid."
"ld kacdoodid."
Wadaag:
(taar.) Bannanbax lama filaan u dhaca ay la socoto xasillooni daro laguna diiddanyahay siyaasad dal laguna doonayo isbeddel siyaasadeed.
m.l
Wadaag:
Dib u caaliridda nabar la moodaayay in uu bogsooday dib u caaliro.
ld kacdoodid. ld kacdoon.
m.l
Wadaag:
Nabar inuu bogsaday la moodayey caalirid. ld kacdoon2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Orodka fardaha billowga ilaa iyo inta uu ka xiiqaayo.
Booddada hore oo farasku orodka billaabaayo. ld kacdimid.
m.l
Wadaag:
Ayoonnada kaaftoonkooda waxa loo tixgeliyaa in uu u dhigmo laxaadka saldanabka.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Meel godan oo ciid adag ama dhadhaab ah oo marka roobku da'o xareedda laga dhurto.
m.l
Wadaag:
Isbeddel hawada gala oo keena kuleyl iyo daruuro badan oo muujinaya saadaal roob.
Isbeddel siyaaso, dhaqaale iyo bulsho oo qaran gudihiisa ku dhaca; tawrad.
Hiyikaca ku dhaca qof safar raba inuu galo. 4. ld kacaamid.
m.l
Wadaag:
Faras kacdin cayrin.
Faras kacdin gelin. ld kactimi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Faras kacdin ordid. ld kactin2.
f.mg1
Wadaag:
(-oommo, m.dh) Nin aan xorahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogushaqaysto; cabiid; bidde.
m.l
Wadaag:
Istaagid, joogsasho, sarakicid.
Maalbeelid, khasaarid.
Roob da'ayey qaadid. 4. U k.: tegid, aadid. 5. Ula k.: kas u yeelid; maagid. 6. Ku k.: yeelid, samayn.
f.mg1
Wadaag: