Qeexid

"Calaf Eebbe kuu qoray; risiq."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kadab oo kali ah:
  • Kuwo Eebbe kadabkood jaroo ‘ kuu abtirinaaya Sinjidhaan kiraysani aduu ‘ kaaye kugu qaato Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga i saartay?
  • Washaysiga kanshada kuu helaa ‘ kuuma uu tudho e Kii ku dilay adoo kaalmo iyo ‘ kadab ka dhawraaya Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga ku saartay?