Qeexid
"eeg kadalloobso. ld kadalloobsad, kadalloobsi."
"eeg kadalloobso. ld kadalloobsad, kadalloobsi."
Wadaag:
Cid kadalloobay ahaansho.
Cid degdegsan meel u socota ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Si kadalloob ah u fadhiisasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Fadhi aan salka dhulka lagu hayn oo cagaha keliya lagu fadhiyo.
ld kadalloobid.
m.l
Wadaag:
Fadhi aan salka dhulka lagu hayn fadhiyid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
eeg kadankoodso. ld kadankoodsad, kadankoodsi.
m.f.dh
Wadaag: