Qeexid
"Kadalloob u fariisasho."
[-day, -dday]
kadankood3 ay
kadankood3 day
f.mg1"Kadalloob u fariisasho."
Wadaag:
Meel dhulka ka yaraha sarreeysa oo dakhal ka hooseeyo.
m.dh
Wadaag:
Kadan kood u fariisasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax meel kadankooday ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg kadankoodso. ld kadankoodsad, kadankoodsi.
m.f.dh
Wadaag:
Jiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasillooni la'aan awgeed.
m.l
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Jiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasilooni la'aan awgeed.
f.mg1
Wadaag:
Fadhi aan salka dhulka lagu hayn oo cagaha keliya lagu fadhiyo.
ld kadalloobid.
m.l
Wadaag:
Fadhi aan salka dhulka lagu hayn fadhiyid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Naasleyda nooc ka mid ah oo dabaggaallaha u eg kase madow, koox kooxna u socda oo dudumooyinka gala. ld kadafjiir, kadafshiir.
m.l
Wadaag: