Qeexid
"eeg kadan-koodsan. ld kadankoodsanaansho."
"eeg kadan-koodsan. ld kadankoodsanaansho."
Wadaag:
Wax meel kadankooday ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Kadan kood u fariisasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg kadankoodso. ld kadankoodsad, kadankoodsi.
m.f.dh
Wadaag:
Meel dhulka ka yaraha sarreeysa oo dakhal ka hooseeyo.
m.dh
Wadaag:
eeg gadoodsan. ld gadoodsanaansho; gedoodsanaan, gedoodsanaansho.
m.f.dh
Wadaag: