Qeexid
"Calaf Ilaah siiyay cunid (qof)."
[-baday, -batay]
kadb aday
kadb atay
f.g3"Calaf Ilaah siiyay cunid (qof)."
Wadaag:
(f.g) Wax jabay kabniin ku samaysasho.
(f.mg) Ka k.: dhibaato cid ku dhacday ka barbixid.
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Xero ama guri meesha furan ee laga galo; irrid, illin, albaab.
Boqol neef oo geel ah.
Geel gaar u foofi kara oo cid anfici kara.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Wax aan lagu talaggelin oo si lama filaan ah u dhaca. ld kediso.
m.dh
Wadaag:
Cayrinta lagu cayriyo wax meel ciriiryoon.
Cayrinta wax meel lagu cayriyo. ld kakabin.
m.dh
Wadaag: