Qeexid
"Rasaas iwm dhici waayid. ld katib."
[-bay, -btay]
kaddib3 ay
kaddib3 tay
f.mg1"Rasaas iwm dhici waayid. ld katib."
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Buntuq aan xabbadaha qarxin cillad awgeed.
m.l
Wadaag:
Qarxi waayidda xabbad qori laga riday ay qarxi weydo
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Gogol dun adag, cudbi iwm ka samaysan, qurux leh oo lagu goglado guryaha gudahooda. ld gaddiifad, kaddiifo, katiifad, qaddiifad.
m.dh
Wadaag:
Wax kala jabay ama kala go'ay kab ku xirid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: