"eeg kadeed2."
Wadaag:
eeg kadeedan1.
m.f.dh
Wax aad u dhibid.
f.g1
-day,-dday
Dhibaato; jirrab.
m.l
Wax la kadeeday ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
(-dmay, -dantay; -dmi) Wax la kadeeday noqosho.
f.mg1
ld kadeednaansho.
ld kaduud1 (2), kuduud1, kuduudid.
eeg ismaakaa kadeed2.
ld eedis.
/dh ld kadeednaan.
ld teedin.
m.dh
eeg jeed.
ld kadankood1.