Qeexid
ld kadiid yoo.
[-ooday, -ootay]
f.mg3ld kadiid yoo.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld kadiidyood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld kadiidyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Kadiidyo dareemid. ld kadiidoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qandho lala jareeyo. ld kadiido.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.l
Qeexid: eeg kadiidyoo. ld kadiidoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Si kedo ah u dhicid. ld kedi2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xero ama guri meesha furan ee laga galo; irrid, illin, albaab.
Qeexid Xigta: Boqol neef oo geel ah.
Qeexid Kale: Geel gaar u foofi kara oo cid anfici kara.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg kadi. ld kedin, kedis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Wax aan lagu talaggelin oo si lama filaan ah u dhaca. ld kediso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld kuududid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: ld kuudud2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]