Qeexid
"Xero ama guri meesha furan ee laga galo; irrid, illin, albaab."
Qeexid Kale
Geel gaar u foofi kara oo cid anfici kara.
Qeexid Xigta
Boqol neef oo geel ah.
"Xero ama guri meesha furan ee laga galo; irrid, illin, albaab."
Geel gaar u foofi kara oo cid anfici kara.
Boqol neef oo geel ah.
Wadaag:
Orodka fardaha billowga ilaa iyo inta uu ka xiiqaayo.
Booddada hore oo farasku orodka billaabaayo. ld kacdimid.
m.l
Wadaag:
Raadka, raridda badani u yeesho awrta baarkeeda.
Xiriirka buuraha duudkooda sare, meel inta kale ka gaaban.
(-rmo/-imo, m.l) Cad wax lagu karo; karmo. 4. Xerada xoolaha oodda lagu oodo barkeeda sare meel ka bannaan.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Wax aan lagu talaggelin oo si lama filaan ah u dhaca. ld kediso.
m.dh
Wadaag:
Ceelka meesha biyaha lagala soo baxo, darkana ku aaddan.
Meelaha shidaalka laga qaato.
m.l
Wadaag:
Kadiidyo dareemid. ld kadiidoo.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: