Qeexid
"Si kadle ah u orodsiin (faras, dameer iwm)."
[-iiyay, -iisay]
kadlaysi iyay
kadlaysi isay
f.g2"Si kadle ah u orodsiin (faras, dameer iwm)."
Wadaag:
Cid jala' ka yeersiin. ld jalee.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Been iyo khayaano cid ka dhaadhicin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Cid wax ku qancin.
Nafley in ay wax oggolaato ku khasbid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Qof wax ku dhib ah in uu ku dhawaaqo u suurtaggelin
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag: