Qeexid
"Wax la kaduuday ahaansho. ld kuduudan."
[-dnaa, -dnayd]
kaduudan2 naa
kaduudan2 nayd
f.mg4"Wax la kaduuday ahaansho. ld kuduudan."
Wadaag:
Wax la kaduuday noqosho.
f.mg1
-dmay, -dantay
Wadaag:
Saanta wejiga laalaab u yeelid. ld kuduudi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Saanta wejiga laalaabid. ld kuduud.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Wax la kadeeday ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
(kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado. Tus. “Waa kan ninka qoray buugga”. ld ka1
mu.ti.l
Wadaag:
(-fnay, -fantay; -fni) Maro cad ku duubid (meyd). ld karfan2.
f.g1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Ka k.: ur udgoon meel ka soo carfid.
f.mg1
Wadaag:
Baargo'idda awr raraynimo loo jarabbaray yeesho.
Xilli roob badani ka da'o waqooyi galbeed oo ku beegan bisha Luulyo.
m.dh
Wadaag: