Qeexid
"eeg kaduudi. ld kuduudin."
"eeg kaduudi. ld kuduudin."
Wadaag:
Saanta wejiga laalaab u yeelid. ld kuduudi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Saanta wejiga laalaabid. ld kuduud.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Wax la kaduuday noqosho.
f.mg1
-dmay, -dantay
Wadaag:
Wax la kaduuday ahaansho. ld kuduudan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Xero ama guri meesha furan ee laga galo; irrid, illin, albaab.
Boqol neef oo geel ah.
Geel gaar u foofi kara oo cid anfici kara.
m.l
Wadaag: