Qeexid Xigta
ld kaduudnaansho, kuduudnaan, kuduud naansho.
ld kaduudnaansho, kuduudnaan, kuduud naansho.
Wadaag:
Saanta wejiga laalaab u yeelid. ld kuduudi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Saanta wejiga laalaabid. ld kuduud.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Wax la kaduuday ahaansho. ld kuduudan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Wax la kaduuday noqosho.
f.mg1
-dmay, -dantay
Wadaag: