Qeexid
"Dammaanad."
"Dammaanad."
Wadaag:
Saxanka miisaanka.
Qoriga doonta lagu wado afka hore ee ballaaran.
Dembiisha weyn ee fooxa. ld kefed.
m.dh
Wadaag:
Wax daryeelid.
Wax mas'uuliyaddooda qaadid.
f.g3
-aashay, -aalatay
Wadaag:
Cid masuuliyadda nolosheeda qaadid.
Ka k.: cid dammiinasho.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(dii.) Wax Ilaah dartii loo sameeyo ama loo baxsho sida soon, sadaqo iwm oo gef ama dembi la falay daboola.
m.dh
Wadaag:
Qalab mashiin lehoo wax lagu qabsan karo.
Qalab lagudagaallamo; hub.
Qalabka dumarku ayqaataan ee isku qurxiyaan mid ka mid ah.
m.dh
Wadaag:
(-do-kabniin, m.l) (daaw.) Aalad adag oo lagu kabo addimadaama meel kale oo jirka ka mid ah marka ayjabaan ama kala baxaan. Waxay kasameysantahay balaastig ama faashad laguqooyey wax loo yaqaan “plaster of Paris”waxaana lagu dhejiyaa meesha jaban sidhaqdhaqaaqa looga celiyo lafaha la isukeenay.
m.dh
Wadaag:
(-fno, m.l) Marada cad oo meydka la aasayo lagu duubo. ld karfan1.
m.dh
Wadaag:
(-fnay, -fantay; -fni) Maro cad ku duubid (meyd). ld karfan2.
f.g1
Wadaag:
(dii.) Bixinta la bixiyo kafaaro la galay.
(dii.) Wax kafaaro laga dhigi karo ama geli kara ama guda.
m.l
Wadaag: