Qeexid
"Hadal dhab ah oo si kaftan ah loo gudbiyo."
"Hadal dhab ah oo si kaftan ah loo gudbiyo."
Wadaag:
Hadal aan xumi lahayn oo qosol leh oo laba qof ama ka badani isdhaafsadaan.
ld kaftamid.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Hadal aan xumi lahayn oo maad leh isdhaafsasho (laba qof ama ka badan).
f.mg1
Wadaag:
Caleen dhul-beereedka ka baxda oo inta la kariyo soorta lagu iidaamo.
m.l
Wadaag: